Hargeysa โ (warsoor) โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminaayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka Cigaal International ee magaaladda Hargeysa.
Madaxweynaha ayaa dalka Turkiga ku sugnaan doona muddo todobaad, safarka madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu yahay safar shaqsi ah oo uu madaxweynuhu goโaansaday inuu ku soo qaato dalkaasi turkiga.
This post is also available in:
Somali