Saylac – (warsoor) – Waxaa xabsiga la dhigay maayirkii cusbaa ee golaha deegaanka ee degmadda Saylac dhawaan ay doorteen golaha deegaanka degmadaasi iyo 9 ka mid ah golaha deegaanka. Maayarka ayaa warbaahinta u xaqiijiyey xadhigiisa sida uu waraysi ku siiyey Telefishanka SOMNEWS.
Maayarka degmadda Saylac Sahad Daahir Cigge ayaa sheegay in xadhigiisa uu ka dambeeyey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, balse maayarka ayaa sidoo kale sheegay in ay ciidamada waaranka u soo jaray ay sheegeen in taliyaha gobolka uu marka qabashadooda soo siiyey.
Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay dagalka Sharmi Media: