Islaamka – (warsoor) – Dadka Soomaan qaarkood waxaa ka dhaca gafaf kala duwan xiliyadda uu qofku Sooman yahay, afurayo ama uu suxuuraanayo. Gafafka qaarkood ayaa keeni kara inuu qofku dib u soo qaleeyo soonkiisa ama uu kafaara-gud bixiyo. Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa inoo sharaxi doono Gafafka ka dhaca dadka sooman qaarkood.
Halkan ka daawo kalmadda sheekha ee Bisha Ramadaan:
This post is also available in:
Somali