Lebanese army kills Islamic State leader at Syrian border

Ciidamada Lubnaan oo Ku Khaarajiyey Hogaamiyaha Dawladda Islaamiga Xadkal Suuriya

Lubnaan – (warsoor) – Sida ay sheegtay wakaalada wararka ee dawladda Lubnaan iyo ilo-wareedyo laga helay ciidamada amaanka dalkaasi, ciidamada Lubnaan ayaa dilay maanta oo khamiisa hogaamiyihii dawladda Islaamiga ah ee Lubnaan.

Ninka la khaarajiyey ayaa magaciisa lagus heegay Nayif Al-Shaalam waxaan loo aqoonsaday inuu yahay hogaamiyaha Daacish ee dalka Lubnaan. Warbaahinta Lubnaan ayaa sidoo kale ku sheegay magaciisa hogaamiyahan Abu Fawz.  Hawl-galkan ayaa ka dhacay goobta la yidhaah Arsal ee Lubnaan Waqooyiga.

lebanan_Army

Buuraha Waqooyiga Lubnaan ku yaala ee xiga xadka u dhexeeya Lubnaan iyo Suuriya waxaa muddo shan sano ah ay dagaalo ku dhexmarayeen ciidamada xooga dalka Lubnaan iyo dagaalyahanadda Daacish iyo maleeshiyaadka jabhadda Nursa ee gacan saarka la leh Al-qaacidda.

Dagaalyahanadda Nusra iyo Daacish ayaa tan iyo 2014 gacanta ku hayey buurayda Arsal, waxaana hawl-galo joogto ah oo ay ciidamada dawladda Lubnaan ay ku qaadeen aagaasi ay kala wareegeen gacan ku haynta deegaanadda ku teegsan xadka Waqooyiga Lubnaan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Lebanese army kills Islamic State leader at Syrian border

Lebanese forces killed an Islamic State leader on Thursday in an army operation in the mountainous border region with Syria, Lebanon’s National News Agency and a security source said.

The man was named as Nayif al-Shaalaan, and identified as Islamic State’s leader in the area by the security source. State media said he also went by the name Abu Fawz.

The operation took place in the area of Arsal in north Lebanon.

lebanan_ArmyFighting between Islamic State and al Qaeda-linked Nusra Front militants often spills over Lebanon’s mountainous northern border with Syria, where conflict has been raging for five years.

Fighters briefly overran Arsal in 2014 before withdrawing to the hills after clashes with the army, which stages regular operations against Islamic State and Nusra Front in north Lebanon and along the border.

(Reporting by Lisa Barrington and Tom Perry; Editing by Alison Williams)

Source: Reuters

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.