EU-Turkey deal only way to solve migration crisis: EU’s Timmermans

Turkey – (warsoor) – The agreement between the European Union and Turkey over stemming the flow of migrants across the eastern Mediterranean is the only possible solution, EU Commission Vice President Frans Timmermans said on Thursday.

The EU-Turkey agreement to send back thousands of migrants from the Greek islands to Turkey has been fiercely criticized by United Nations refugee and human rights agencies as immoral and a violation of international humanitarian law.

migrants_Suuriya

“The agreement with Turkey in my view is the only way forward to solve that problem,” Timmermans said. “Those who criticize the agreement have never ever given me an alternative we could work with.”

Timmermans added the prerequisites for visa liberalization for Turkish citizens coming to the European Union would not be eased.

(Reporting by Robert-Jan Bartunek and Julia Fioretti)

Source: Reuters

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Heshiiska U Dhexeeya Midowga Yurub iyo Turkigu waa xalka kaliya ee wax laga qaban karo Dhibaatooyinka Tahriibka

Turkiga – (warsoor) – Heshiiska dhex maray midowga Yurub iyo Turkigu waxaa halka kaliya ee suurto galk ka dhici kara in lagu joojinaayo qulqulka tahriibayaasha doonaya inay ka soo gudbaan badaha u dhexeeya Yurub iyo Afrika, sidaasi waxaa sheegay gudoomiye ku-xigeenka Midowga Yurub Frans Timmermans.

Heshiiska Midwoga Yurub iyo Turkigu waxaa uu dhigaa in dib loogu celiyo xeebaha Giriiga iyo Turkiga

kumanaan tahriibayaal ah. Heshiiskan waxaa si ba’an u cambaareyey hayadda qaramadda midoobay u qaabilsan Qaxootiga iyo hayadda xuquuqal Insaanka qaabilsan kuwaasi oo ku tilmaamay heshiiskan inuu yahay mid aan damiin lahay sidoo kalena ku xad-gudbaya shuruucda bani’aadamka ee caalamiga ah.

Gudoomiye ku-xigeenka Midowga Yurub Frans Timmermans oo aragtidiisa ka dhiibanaya heshiiskan ayaa yidhi, “Aragitiday Heshiiska Turkiga aanu la galanay waxaan u arkaaa inuu yahay habka wax looga qaban karo dhibaataddaa”, Timmermas ayaa intaas ku sii daray, “Kuwa Heshiiskan cambaaraynaya waligoodna keeni maayaan wax lagu badalo oo aanu kuwadda shaqayn karno”.

Gudoomiye ku-xigeenka Midowga Yurub Frans Timmermans ayaa sheegay in aanay fududayn in muwaadiniinta Turkiga ee soo dalbanaya inay waddamada Yurub galaan ay bilaa fiise ku galaan waddamada Yurub.

migrants_Suuriya

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.