Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyihii hore ee gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta oo khamiis ah si ramsi ah xilkii gudoomiyenimadda ee gobolka ugu wareejiyey gudoomiyaha cusub ee uu dhawaan magaxweynaha Somaliand soo magacaabay.
Munaasibadan xil-wareejinta oo ka dhacday xarunta badhasaabka ee magaaladda Hargeysa waxaa ka soo qayb-galay wasiiru dawladda Wasaaradda Arimaha Gudaha, Taliyayaasha laamaha kala duwan ee booliska iyo marti-sharaf kale oo tiro badan.
Halkan ka daawo warkaasi oo aanu ka soo xiganay wakaaladda wararka ee SOLNA:
This post is also available in:
Somali