Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Heshiiska Dib Loogu Dhigay Doorashadda

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay shirkii jaraa’id ee lagu qabtay Madaxtooyada kadib kulankii saddexda xisbi iyo Madaxweynuhu ku kala saxeexdeen heshiiska dib loogu dhigay doorashadda ee lagu mudeeyey wakhtiga la qaban doono doorashooyinka.

Gudoomiye Muuse Biixi ayaa sidoo kale ka hadlay arimaha keenay in heshiiskan la gaadho, waxaanu ka dalbaday golaha guurtidda inay soo dhaweeyaan go’aankan.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee gudoomiyaha ahna musharaxa KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap