Eng. Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Heshiiska Khaamuto iyo Muhiimadda Uu Leeyahay

Hargeysa – (warsoor) –  Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo ka mid ahaa guddidii soo qaban-qaabisay soona dhiraandhirisay heshiiskan maanta dhexmaray xukuumadda Somaliland iyo maamul khaatumo.

Eng. Faysal Cali waraabe ayaa soo dhaweeyey heshiiskan ay xukuumadda iyo maamulka khaatumo wadda saxeexdeen, waxaanu sheegay in khaatumo ahayd daaqadda Somaliland ay ka soo galaysay cid kasta oo qaranimadda Somaliland doonaysay inay wax yeesho.

Halkan ka daawo warka Eng. Faysal Cali Waraabe oo aanu ka soo xiganay dagalka Somali Eye:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.