Hargeysa – (warsoor) – Hogaamiyaha khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay heshiiska Somaliland ay la gashay maamulkiisa khaatumo, waxaanu sheegay inuu heshiiskani yahay bar bilow.
Dr. Cali Khaliif ayaa sidoo kale sheegay in khaatumo aanay wali ka mid ahayn Somaliland, balse loo baahan yahay in laga wadda hadlo arrimo badan oo la isku hayo, si ay labadda dhinac iskugu soo dhawaadaan dhinacyadda ay isku hayaan.
Halkan ka daawo khudbadii Cali Khaliif ka jeediyey madashii lagu saxeexaayey heshiiska dhex maray Somaliland iyo khaatumo.
This post is also available in:
Somali