Wasiirka Cadalaadda Oo Ka Hadlay Dhisme Waddo Laga Hirgaliyey Wajaale

Wajaale – (warsoor) – Wasiirka Cadaaladda Somaliland Md. Cadare ayaa ka hadlay hawlaha horumarinta wadooyinka ee…

Xisbiga WADDANI oo Dalka Ku Soo Dhaweeyey Xildhibbaan Ka Tirsan Baarlamaanka Yurub oo Somaliland Kala Shaqeeya Ictiraaf Raadinta

Hargeysa – (warsoor) – Mas’uuliyiin ka tiransan Xisbiga WADDANI iyo sida oo kale qaar ka mid…

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Furay Shirka Maamul Daadajinta Dawladda Hoose

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic ayaa maanta furay shirka…

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo kulan la qaatay madaxa hay’adda FAO

Puntland – (warsoor) – Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Isniintii qasriga…

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Kormeeray Warshadda Karasharka Dawladda Hoose

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdrixamaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha…

Xisbiga WADDANI oo Xaflad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Siyaasiyiintii Isbahaysiga KULMIYE ee Ku Soo Biiray

Hargeysa – (warsoor) – Xaflad si ballaadhan loo soo agaasimay oo Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayey…

Gudoomiy Cirro Muxuu Ka Yidhi Madashii Lagu Soo Dhaweeyey Garabkii Isbahaysiga KULMIYE

Hargeysa – (warsoor) – Waxaa maanta magaaladda Hargeysa xaflad soo dhawayn la loogu sameeyey isbahaysigii garabka…

Xaflad Xisbiga WADDANI uu Ku Soo Dhaweynaayo Bahweynta Siyaasiyiintii Isbahaysiga Dimuqraadi-doonka KULMIYE

Hargeysa – (warsoor) -Xaflad aad u ballaadhan oo Xisbiga WADDANI uu ku soo dhaweynaayo bahweynta siyaasiyiintii…

Iska horimaad Dhex Maray Dad Danyar ah iyo Ciidamada Booliska Wajaale oo Dhimasho iyo Dhaawac Sababay

Wajaale – (warsoor) – Ciidamada Booliska Somaliland ee Degmadda Tog-wajaale iyo dad danyar ah oo gadoodsan…

Dhalinyaro Gadoodsan Oo Dab ku Qabadsiiyey Calanka Xisbiga WADDANI Badhtamaha Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Dhallinyaro gadoodsan isugu soo baxay mudaharaad ay kaga soo horjeedaan xisbiga mucaaridka…