Wasiirka Cadalaadda Oo Ka Hadlay Dhisme Waddo Laga Hirgaliyey Wajaale

Wajaale – (warsoor) – Wasiirka Cadaaladda Somaliland Md. Cadare ayaa ka hadlay hawlaha horumarinta wadooyinka ee xukuumadda Somaliland ka waddo guud ahaan dalka iyo sida shacbiga Somaliland ay uga qayb-qaadanayaan.

Wasiirka ayaa sheegay in isku xidhka wadooyinku ay horumariyaan ganacsiga ka dhexeeya magaalooyinka iyo waddamadda ay isku xidhayso.

Halkan ka Daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Channelka Farhan Media:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap