Guddomiye Cirro Oo Loo Diiday Inuu Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa Ku Bookhdo Masuul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Iyo Wariye Ku Xidhan

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna musharax Xisbi mucaaradka ah ee  WADDANI C/raxmaan…

Golaha Deegaanka Laascaanood oo Ansixiyey Xeerka Anshaxa Xildhibaanadda Golaha Deegaanka

Laascaanood – (warsoor) – Fadhi ay khamiistan yeesheen Golaha deegaanka ee degmadda Laascaanood oo uu shir…

Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland oo Lagaga Hadlay Xaaladda Abaarta Dalka Ka jirta

Hargeysa – (warsoor) – Fadhiigii khamiista ee Golaha wasiiradda oo uu shir gudoominaayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland…

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Dalka Ka Bilaabay Qorista Ardayda Jaamacadda ee Ka Shaqayn Doona Doorashadda madaxweynaha

Hargeysa – (warsoor) – Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta soo bandhigay qalab cusub oo lagu…

Kulan Ay Caawa Madaxtooyada Ku Yeesheen Guddida Heer Qaran Ee Taakulaynta Abaaraha Somaliland Oo Qiimayn Iyo Qorshe fulin Leh Ku Soo Idlaaday

Hargeysa – (warsoor) – Guddida heer qaran ee taakulaynta  abaaraha Somaliland oo muddooyinkan ku hawlanaa sidii…

Wakaaladda Qurbajooggu waxay ugu baaqaysaa jaalliyadaha Somaliland inay fadhiga ka kacaan oo kala soo qaybgalaan dawladda JSL gurmadka abaaraha

burco – (warsoors) – Wakaaladda Qurbajoogga Somaliland ee Wasaaradda Arrimaha Debadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL…

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Hayada Care Oo Mashaariic Cusub Kala Shaqaynaysa Wasaaradaasi

Hargaysa – (warsoor) – wasiirka wasaarada khayraadka biyaha somaliland oo tan iyo intii wasaaradaasi loo magcaabay…

Guddoomiyaha Maxkamada sare oo sheegay inuu bilowday qorshe lagu tayaynayo Maxkamadaha

Kismayo – (warsoor) – Maxkamadda sare ee Dalka ayaa sheegtay iney billowdeen qorshe lagu tayeynayo Maxkamadaha…

Madaxweynaha Talyaaniga oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Somaliya

Roma – (warsoor) – Madaxweynaha Dalka Talyaaniga Sergio Matarella ayaa warqadaha aqoonsiga ee Danjirenimo ka guddoomay…

Hay’adda Socdaalka oo Xarumo ka furanaysa Xuduudaha Dalka

Muqdisho – (warsoor) – Taliyaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dawladda Federaalka soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed…