Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Khudbad Khuseysa Muhiimadda Kaadhka Codbixinta Doorashada Ka Jeediyey Xaflad Furitaan oo Ka Dhacday Berbera

Hargeysa – (warsoor) -Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti ballaadhan…

Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Dalladda Dhallinyarada Aqoonyahanka GURMAD ee Gobollada Galbeedka Somaliland

Boorama – (warsoor) – Xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey dalladda dhallinyarada…

Dhakaatiir Ka Socda Imaaraadka Carabta Iyo Kuwait Oo Dalka Soo Gaadhay Iyo Xukuumadda Somaliland Si Weyn U Soo Dhawaysay

Hargeysa – (warsoor) – waxa maanta dalka soo gaadhay dhakhaatiir ka socday dalka Imaaraadka Carabta oo…

Kulan-weyne ay Yeesheen Madaxda WADDANI oo Lagu Gorfeeyey Siddii Gurmad Looggu Fidin Lahaa Dadka Abaarahu Saameeyeen+ Looga Qeyb-qaadan Lahaa Wacyi-gelinta Qaadashada Kaadhka Doorashada

Hargeysa – (warsoor) – Kulan-weyne ay iskugu yimaadeen madaxda xisbiga WADDANI oo lagu gorfeynaayey xaaladda dalka,…

Guddoomiyaha KULMIYE oo Bannaanka soo Dhigay Dhaqanno Dadnimada iyo Diinta ka Baxsan oo ay Caaddaysteen Madaxda WADDANI

Boorama – (Warsoor )- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbal-xaakimka Md. Muuse Biixi…

Gudoomiyaha Laanta Xisbiga Waddani ee Dalka Germany Oo Iscasilaadii Ka Diiday Gudoomiye Kuxigeenka Laantaas Oo Codsaday Inuu Xilka Ka Yara Nasto

Hargeisa – (warsoor)-War-saxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyuhu ayaa waxa uu u dhignaa sidan;- ⁠⁠⁠REF/XIS/WAD/GER/30/26.04.2017 KU: Abdirahman…

Dhismayaal Cusub Oo Loo Dhagax Dhigay Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadda JSL

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka  ku xigeenka Wasaradda Madaxtooyada Jamhuuriyadda, Md Axmed Xaashi Cabdi  iyo Taliyaha…

Safiirka Somaliland u Fadhiya Imaaraadka Carabta uu u Mahadnaqay Dawladda Imaaraadka Taakulaynta Gurmadka Abaaraha

Dubai – (warsoor) – Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Isu-Imaaraadka Carabta ayaa Dawladda Imaaraadka Carabta ee…

Taliska saddexaad Ee Ciidanka Dabdemiska Qaranka Laga Dhagax dhigay Degmada Wajaale

Hargeysa – (warsoor) – Ciidanka Dabdemiska Degmada Wajaale ayaa Laga Dhagax dhigay Magaaladaasi waxaana halkaa lagu…

Siyaasiyiintii WADDANI ee Ku Xidhnaa Saldhiga Dhaxe ee Hargeysa oo Gebi ahaan ba Ka Soomay Cuntadii+Xaaladdooda Caafimaad oo Aad u Liidata

Hargeysa -(warsoor) – Guddoomiyahii garabka dhallinyarada WADDANI Md.Maxamed Siddiiq Cabdillaahi (Dhamme) iyo weli ba sida oo…