Madaxweynaha Somaliland oo La Tukaday Kumanaan Shacbiga Caasimada Hargeysa la tukaday Salaadii Ciidal Odxada

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta salaadii Ciidal Odxada…

Maayorka Caasimada Hargeysa Oo Amar Ku Bixiyey In La Xidho Gawaadhida Xaawaaraha Sare ku Dhex Socda magaaladda

Hargeysa – (warsoor) – Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamud Caydiid Soltelco ayaa amar…

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Oo Munaasibadda Ciidal Odxadda Hambalyo U Diray Shacbiga, Fariinna u Diray Soomaaliya

Hargeysa – (warsoor) – War-saxaafadeed muqaal ah oo uu soo saaray gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Hambalyadda Ciida Bulshadiisa U Diraya

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo shacbiga Somaliland iyo…

Guddoomiye Cirro oo Shacabka Somaliland iyo Umadda Islaamka ah ba ugu Hambalyeeyey Xuska Munaasibadda Ciidal-Adxa

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.…

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Hadlay Go’aanka Madaxweynuhu ku kala Qaaday Doorashooyinka iyo Diidmada WADDANI

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi…

Madaxweynaha Somaliland Oo Go’aan Ka Soo Saaray Saami Qaybsiga Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo…

Wasiirka Madaxtooyadda oo U Digay Warbaahinta Baahisa Warar Amaanka Ka Dhan ah

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda JSL, Md. Maxamuud  Xaashi  Cabdi ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland ka…

Xaflad Kulmisay Shacbiga Caasimada Hargeysa iyo Guddidii Heshiiska Dekeda Berbera La Soo Saxeexday DP World

Hargeysa – (warsoor) – Munaasibad aad loo soo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen qaarka mida…

Xisbiga WADDANI oo Magacaabay Xilalka Guddoomiyeyaal Cusub

Hargeysa – (warsoor) – War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska warbaahinta ee xisbiga WADDANI maanta oo Jimca…