Hargeysa – (warsoor) – Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamud Caydiid Soltelco ayaa amar ku soo saaray in la xidho baabuurta magaaladda dhexdeeda xawliga sare ku dhex jira munaasibadda maalmaha ciidal Odxadda.
Maayar Caasimadda Hargeysa iyo qaar ka mid ah taliyayaasha ciidamada booliska ayaa kormeer ku soo dhex maray suuqyadd magaaladda Hargeysa. Kormeerkaa ka dib waxa uu maayarku qabtay shir jaraa’id oo ku hambalyo ugu diray shacbiga Somaliland sidoo kale uu amar ku bixiyey in la xidho baabuurta xawaaraha sare caasimadda dhux maraya xiliyadda maalmaha ciidda.
Halkan ka daawo war-saxaafadeedka maayarka caaasimadda Somaliland Md. Soltelco:
This post is also available in:
Somali