Wakaaladaha Wararka Dunida Oo Si Weyn wax uga Qoray Culayska Heshiiska Horumarinta Dekeda Berbera

Dubai – (warsoor) Wakaaladaha wararka iyo qaar ka mida hay’adaha warbaaahinta dunida ayaa si weyn wax…

Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Somaliland Oo Shaaciyey Tiradda Xoolaha ee Mowsimkan Xajka Dalka Ka Dhoofay

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Somaliland Md. Cabdilaahi Daahir Cukuse ayaa sheegay tiradda ay…

Madaxweynaha oo ka qaybgalay Xafladda Furitaanka Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ka qaybgalay xadhigana…

Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland oo sheegay in aanay Itoobiya qayb ka ahayn heshiiska DP World

Hargeysa – (warsoor) – Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland ayaa maanta shir jaraa’id uu ku qabtay qasriga madaxtooyadda…

“Waxaanu Shirkadda DP World wada Galnay Heshiis Weyn oo Qiimo leh oo Qaranka Somaliland Horumarkiisa Saamayn Weyn ku leh.” Wasiirka  Madaxtooyada JSL

Dubai – (warsoor )  – Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sharaxaad ka bixiyey…

Madaxtooyadda Somaliland Oo Si Rasmi ah u Shaacisay Heshiiska Shirkadda DP World iyo Xukuumadda Dhex Maray

Hargeysa – (warsoor) – War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo uu ku saxeexan…

DP world wins 30-year concession for Somaliland port

Dubai – (warsoor) – DP World has won a 30-year concession with an automatic 10-year extension…

Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland oo Joojisay Caleemo Saarka Madax-dhaqameedka Cusub

Hargeysa – (warsoor) – Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md. Yasiin Maxamud…

Guddi Madax-dhaqameed ah oo Loo Xilsaaray Daminta Shaqaaqadda Degmadda Ceel-afweyne oo Baaq Diray Kana War Bixiyey Wixii u Qabsoomay

Ceel-afweyn – (warsoor) – Guddi Dhawaan loo xil-saaray in heshiisiiyaan labada beelood ee walaalaha ee shaqaaqaddu…

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xaflada Qalinjebinta Dufcadii 13aad Ee Ka Baxday Jaamacada Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa ka qaybgalay Xaflada qalinjebinta…