Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay Inay Dacwadda U Gudbin Doonaan Maxkamadda Sare

Hargeysa – (warsoor) – Garabka Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta shir jaraa’id ay ku qabteen magaalada…

Jamaal Cali Xuseen oo Qiray Inay Kulan Gaarka ah Yeesheen Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Hargeysa – (warsoor) –  Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa qiray in uu kulan gaar ah la…

Guddida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran ee Somaliland oo Ku Dhawaaqay Gurmadka Abaaraha

Hargeysa – (warsoor) – Guddida Gurmadka abaaraha Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay baaqan…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shir Weynaha Caalamiga Ah Ee Arrimaha Saxaafadda Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey munaasibadaasi ayaa yidhi “Milgo iyo maamuus weyn…

SOLJA: Shir-weyne Lagaga Hadlayo Arrimaha Saxaafadda Somaliland Oo Ka Furmay Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Shirweyne Caalamiya oo lagaga hadlayo Arrimaha Saxaafadda Somaliland, ayaa Salaasadii Shalay ka…

Somaliland Diaspora Agency calls Somalilanders abroad to take part drought emergencies

Hargeisa – (warsoor) – The Somaliland Diaspora Agency has made an urgent call to all Somalilanders…

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Oo Cusbitaalka guud ee Hargeysa ku booqday Dadkii Ku dhaawacmay rabshadihii ka dhacay Hargeysa Stadium

Hargeysa – (warsoor) – Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, kana…

Dadweynaha ku Dhaqan Bariga Hargeysa oo Muujiyey Taageerada Ballaadhan ee ay u Hayaan Xisbiga KULMIYE

Hargeysa – (warsoor) – Dadweynaha ku dhaqan degmooyinka bariga magaalada Hargeysa, ayaa si weyn u muujiyey…

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Gurigiisa Ku Soo Booqday Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Dhaawac Lugta Ka Soo Gaadhay

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa…

Garabyaddii Xisbiga UCID oo Midba Mid Kale Xilkii Kaga Qaaday Shirar Iska Soo Horjeedana Kala Qabsaday

Hargeysa – (warsoor) – waxaa maant Salaasa ah magaaladda Hargeysa ka dhacday shir aan caadi ahayn…