Xisbiga Waddani Oo Sheegay in Aanay Joy Dalka Ka Bixin

HARGEYSA – (WARSOOR) – Guddoomiye Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa sheegay in haweenadaydii guddoomiyaha ka ahayd Jaamacadda Cusub ee Barwaaqo aanay dalka ka bixin, waxanu ku baaqay in dalka laga eryo.

Guddoomiyaha Wali Cabdi Jaamac ayaa sidoo kale ka hadlay xadhiga loo gaystay samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon.

Halkan ka daawo warka Guddoomiye Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga WADDANI: