Hargeysa – (warsoor) – Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ka hadlay sababta xabsiga loogu tibaaxay xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo habeenimadii xalay la soo xidhay.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee ciidanka Booliska Somaliland kaga hadleen qabashadda xildhibaanka: