Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Kormeer Kadis ah ku Tegay Xarunta Wasaarada Warfaafinta ayaa Mas’uuliyiinta Sare ee Wasaaradaasi ku amray Dhamaystirka Khilaaf soo Kala dhex galay Maamulka Wasaaradaasi iyo Tiro door ah oo ka mid ah Labeenta hawl wadeenada Wasaaradaasi.
Halka ka daawo warkan: