Hargeysa – (warsoor) – Xukuumadda Somaliland ayaa soo afjartay khilaaf ka dhashay hab maamulka cusub ee dekedda Berbera oo maamulkeed dhawaan ay la wareegtay DP World.
Shaqaalaha dekedda Berbera ka shaqayn jiray ayaa cabashooyin bilaabay, waxanan magaaladda Berbera laga dhigay maalmihii la soo dhaafay mudaharaado lagu diidan yahay qaabka maamul ee DP World.
Xukuumadda ayaa guddi u saartay cabashaddan waxaanu wadda xajood dheer ka dib maanta ka dhacay qasriga madaxtooydda kulan dhex maray guddii loo saaray iyo guddi ka socday shaqaalaha dekedda Berbera, waxaana la gaadhay heshiis.
Halkan ka daawo qodobadda heshiish oo uu ka hadlay wasiirka ganacsiga Somaliland:
This post is also available in:
Somali