Hargeysa – (WARSOOR) – Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland ayaa mamnuucdey Tubaakada LYFT, oo mudooyinkii ugu danbeeyey buuq badan ka dhex dhaliyay, bulshada islamarkaana ay hadal heyn badani ka dhalatay isticmaalkeeda.
![](https://i0.wp.com/www.warsoor.net/wp-content/uploads/2020/07/FB_IMG_1594798787709.jpg?resize=598%2C796&ssl=1)