Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyadda Qaranka Somaliland oo La Qaatay Muddo Kordhinta Xukuumadda

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo iyo Xubno xukuumaddiisa ka tirsan ayaa maanta kulan la qaatay gudoomiyayaasha saddexda xisbi qaran ee Somaliland, waxaana la isla qaatay in muddo kordhin loo sameeyo xukuumadda.

Kulankan oo ahaa mid ay warbaahinta dibadda ka joogto ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa warbaahinta la hadlay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici waxaanu sheegay in xukuumadda iyo saddexda xisbig qaran ee Somaliland isla qaateen in aanay doorasho suurto gal ahayn in la qabto 28 March 2017, sidaasi daraadeed xukuumadda loo sameeyo muddo kordhin kale.

Md. Cabdiraxmaan Saylic ayaa sheegay in xukuumadda, xisbiyadda qaranka iyo komishanka doorashaddu ay kawadda xaajoon doonaa wakhtiga ku haboon ee doorashaddu la qaban karo.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee madaxweyne ku-xigeenka Somaliland:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.