Xisbiga Waddani oo Eedaymo u jeediyey Xukuumadda Ku

Hargaysa – (warsoor) – Wasiirkii hore ee cadaaladda Somaliland Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ee Waddani ayaa xukumadda ku eedeeyey inay sifo sharci daro ah ku xidhay laba xubnood oo ka tirsan xisbigaasi.

Labadan xubnood ee la xidhay ayaa kala ah guddoomiyihii iyo xoghayihii garabka dhalinyaraddaa ee heer qaran kuwaasi oo shalay ka haddlay meheraddo iyo dayrar guryo waddada soo galay oo la dumiyey, waxaanay xukuumadda ku eedeeyeen in loo burburiyey huteel ay leedahay marwadda madaxweynuhu oo dhawaan dhismihiisa la dhamaystiray.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid:

https://www.youtube.com/watch?v=CoVcn8aatrU&feature=youtu.be

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.