Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Si adag u Cambaareeyey Wasiirka Ciyaaraha Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Xildhibaan Xasan Cawaale ayaa wasiirka Ciyaaraha Somaliland ku eedeeyey inuu diidan yahay Qaranimadda Somaliland ka dib markii wasiirku ka hor joogsaday Xildhibaanka inuu qabto koob oo toban kooxood ku tartami lahaayeen.

Xildhibaan Xasan Cawaale oo maanta magaalada Hargeysa ku qabtay shir jaraa’id ayaa sheegyay in wasiirka ciyaaruhu uu markii hore ka ogolaaday inuu xildhibaanku qabton Koob uu u qabanaayey madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuun Maxamed Xaaj Ibraahim Cigaal, balse uu markii dambe u diiday in tartanka la qabto.
Hallkan ka daawo shirkan Jaraa’id oo aanu ka soo xiganay Salaan media:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.