Ururka Kaalmee Kuwa Baahan oo Tabarucaad Gaadhsiiyey Hooyo Qabta Cudurka Kansarka

Hargeysa – (warsoor) – Ururka Kaalmee Kuwan ayaa maanta lacag dhan $900 ugu deeqay hooyo ku nool magaaladda Boorama oo qabta cudurka Kansarka.

Lacagtan oo ay soo direen muxsiniin dibadda ku nool oo ku soo hagaajiyey ururka Kaalmee Kuwan.

Hooyaddan lacagtaa loogu deeqay ayaa uga mahadnaqay dadkii lacagtan u soo diray iyo masuuliyiinta ururka Kaalmee Kuwan ee lacagta loogu soo hagaajiyey.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay channelka Wariye Kadiye:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.