Wefdigii Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kulan layeeshey Wasiirka Madaxtooyda Imaaradka Carabta

Abu Dubia – (warsoor) – Wefdigii madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa kulan la yeeshey wasiirka madaxtooyda Imaaradka Carabta sheekh Mansoor Binzayid Al-nahyan ahna mulkiilaha kooxda kubada cagata mangester city, waxa ay sidoo kale la kulmeen Mahamed Sef oo ah madaxa hay’adda Abu Dubai fund.

Safarkan madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici waxaa safarka ku wehelinaayey Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Gashaandhiga Axmed Cadami, Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cali Mareexaan, Wasiirka Duulista Farxaan Haybe, Xafiiska Somaliland ee Imaaraadka Baashe iyo Masuuliyiin kale.

Weftiga ayaa Arbacaddii bilaabay inay kulamo la yeesheen masuuliyiinta dawladda Imaaraadka carabta iyo madaxda kale ee dalkaasi waxaanay kala hadleen dahana Somaliland.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay SLNTV EUROPE:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.