Wasiirka Biyaha Baashe Cali Jaamac oo Furay Mashaariic Ceelal Biyood laga Dhisay Deegaano Hoos taga Boorama

Boorama – (warsoor) – Wasiirka wasaarada khayraadka biyaha jamhuuriyada somaliland bashe cali jaamac oo uu weheliyo ku simaha agaasimaha guud ee wasaaradasi maxamed farax cabdi ayaa xadhiga ka jaray ceel biyood cusub oo loogu talo galay inay ka faaidaystaan dadka ku dhaqan degmada magalo cad oo ka tirsan gobolka awdal.

Ugu horayna ceel biyoodkan cusub ee laga hirgaliyay degmada magalo cad ayaa waxa ka warbixiyay axmed cabdi gaas oo kasocday islamic relief iyo maxamed amiin al-haadi oo kasocday islamic develop bank (idb) oo iyagu iska kashaday hirgelinta ceel biyoodkan cusub waxanay shegen in ujeedka ay ka lahayen ceel biyoodkan cusub uu ahaa inay ka faaidaytaan dadka iyo dunyada ku dhaqan degmadani magalo cad waxanay xuseen in ceelka iyo kuwa kale oo ay ka wadaan dalka aanay usuro galeen hadii aanu hiil iyo hooba la garab tagnayn.

Wasiirka wasarada biyaha somaliland oo hadh iyo habeen dadaal ugu jira sidii dhamaan umada ku dhaqan somalind ay biyo ku filan u helilahayeen. dhanka kale waxaa uu wasiirku soo indha indheeyay mashruuca biyo galinta wajaale oo uu soo eegay halka uu marayo taangi biyoodka dhiskiisu socdo.

wasiir_baashe wasiirka_biyaha-sl-baashe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.