Buuhoodle – (warsoor) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Socdaal Shaqo ku tagay Magaalada Buuhoodle halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.
Wasiirka Saleebaan Xaglotoosiye ayaa sheegay in ujeeddada uu u yimid magaaladda Buuhoodle ay tahay inuu wadda tashi la yeeshay dadka deegaanka si looga tashado marxaladda siyaasadeed ee dalku galaayo.
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Cise Axmed ayaa markii uu gaadhay magaaladda Buuhoodle oo si weyn loogu soo dhaweeyey waxaa u goob ka mid ah magaaladda kula hadlay dadweyne badan oo ka soo qayb-galays oo dhawayntiisa.
Halkan ka daawo warkaasi oo aanu ka soo xiganay wakaaladda wararka ee SOLNA:
This post is also available in:
Somali