Hargeysa – (warsoor) – Duqa Caaasimadda Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamud Caydiid Soltelco ayaa maanta casuumadda u sameeyey xubno wasiiradda Cusub ee uu madaxweynaha Somaliland habeen Hore digreetadda u magacaabay.
Xafladan oo ay ka soo qayb-galeen xubno iskugu jiray golaha wasiiradda, xildhibaano iyo marti-sharaf kale oo tiro badan.
Maayarka caasimadda Hargeysa oo ka hadlay musanaasibadan ayaa ugu horayn u hambalyeeyey golaha wasiiradda cusub.
Halkan ka daawo warkaaasi oo aanu ka soo xiganay wakaaladda wararka ee Somaliland ee SOLNA:
This post is also available in:
Somali