Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland  Si Qoto Dheer Uga Hadlay Natiijadda Codsiga Reer Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa manata si qoto dheer uga hadlay natiijadii ka soo baxday codsiga reer Somaliland beesha caalamka ugu gudbinayeen goni isu-taagooda iyo ictiraafsiintooda.

Wasiirka oo ka hadlay shirka lagu soo bandhigaayey natiijadii ka soo baxday codsiga (petition)  ay muddooyinkii u dambaysay wadday wasaaradda Arimaha Dibadda.  Wasiirka ayaa sharaxaad ka bixiyey in codsiga (Petitions) aanu ahayn afti ee ay tahay dalab reer Somaliland beesha caalamka ku fahansiinayaan qadiyadda reer Somaliland iyo inay ka go’an tahay gooni isku taaga reer Somaliland.

Halkan ka daawo warka wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.