Wasaarada Cafimaadka Oo Ku Guuldaraystay Daryeelka Cafimaad Ee Degmada Laasgeel

Waxaanu Mudo Shan Caano Maal  Kormeer Shaqo Ku Tagnay Degmada Laasgeel, Halkaas Oo Aanu Xog Waraysi La Yeelanay Shacabka Degmada Laasgeel, Waxaa  ay  Farta Ku Fiiqeen In Xaalada Daryeelka Cafimaad  Halkii Ugu Liidatay Marayso. Iyago Sheegay In Kolba Ay Wasaarada Caafimaadka U Soo Dirto Dhakhtar aan Aqoon Badan U Lahayn Arimaha Cafimaadka Taasina ay Sababtay In Dadka Loola Cararo Hargeysa Ama Degmada Abdaal, Waxaa ay Isheegen In Hooyoyin Fara Badan Ay Ugu Dhinteen Dhiig Joojin La’aan, iyo Daryeel Xumo Ka Haysata  Shaqaalaha, Oo Laygu Sheegay Laba Qof  Oo Mid ay Tahay Naafo,iyo Dhakhtar Meel U Joogo Aanu Garan Waynay, Isago Xafiiska Xidhan U Yahay Kii Loogu  Talo galay In U Ku Shaqeeyo Balse Quful Ku Jabsan yahay.

Waxaanu Goob Joog U Ahayn Gabadh Fool Ah Oo Ay Waxba Ka Qaban Kari Waayeen Kadibna Loola Cararay Degmada Abdaal, Hooyadaaas Oo Bela Dhiig ahayd, Awood ay Ku Dhasho Wayday, Taas Oo Ay I Sheegen Dadka Deegaanku In Hayada WFP ay Keento Cuntooyin Nafaqo Leh, Balse Hargeysa Dib Loogu Soo Celiyo Oo La Iibsado, Waa Sida ay Ii  Xaqiijiyeen Shacabka Deegaanka Oo Isha Ku Haya. Musuqa Ay Wadan Shaqaalaha Kooban Ee Meesha Isu Kaashaday Sidii AyDadka Dhiiga Uga Miiran Lahaayeen, Waxaa La I sheegay In Maamulka Degmada Iyo Rugta Cafimaadka Khilaaf Maamul Ka Dhex Qarxay Taas Oo Gudoomiyaha Degmada Laasgeel Mustafe Jebiye U Adkaysan Kari Waayey Daryeel Xumada Haysata Shacabka Degmada, Balse Wasaarada Cafimaadku U Muuqta Mid Ka Raaliya Daryeel Xumada Cafimaad Ee Haysata Shacabka Degmada Laasgeel. Waxyaaladka Layaabka Leh Ee aynu Farta Ku Fiiqi Karno.

  • Daryeelaan Haysata Hooyada Xaamilada ah
  • Daryeelaan Haysata Bukan Socodka
  • Qolka Loogu Talo Galay In Lagaga Umuliyo Umusha Oo Hal Sariir Keliya ah
  • Qolka Jiifka Bukanka Oo Ay Taalo Hal Sariir Oo Keliya iyo Mid Bila Furaash ah Taas Oo Bukaan  labaad  aan  Loo Hayn  Meel La Dhigo

Waxyaaladka  la yaabka leh Waxaa Ka Mida Hadii Cabirka Dhiiga  Loo  Baahdo In Qofka  Loo Qaado Degmada Abdaal, Taasina ay Nasiib Daro Ku Tahay Wasaarada Caafimaadka Oo Masuul Ka Saaran Yahay Shacabka Somaliland, Guud ahaan  Rugta Dhalanka Waxay Leedahay Laba Gaadho Oo Ambalas ah Mid Bas Yahay Midna Pick up Balse Nasiib Xumo Baskii Daryeel La’aan Ugu Dhex Baabay.

Bal si aanu Arinkan u Xaqiijino Ayaanu Booqanay Rugta Cafimaadka Laasgeel , Balse Waxaanu Ugu Tagnay Bukaan  Aad U Xanuusanaya Sheegayna In Jeex Bakhti Yahay. Cid daryeeshan aanay Joogin Sheegayna In Subaxa Mudo Laba Sacadood Islaan Naafo ah ay Timaado iyo Inan Kadibna Ay Iska Rawaxan Duhurka Ka Hor, Shacabka Reer Laasgeel Ayaa Ku Dhalilay Marwada Madaxweynaha In ay Dayacday Degmada Laasgeel Oo Ah Meesha ay Ka Soo Jeedo.Iyado Lagu Sheego In ay Haysato Hayada Badbaadinta Dhalmada Iyo Dhalanka Ee (Carmo)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.