Musharaxa Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Boorama

Borama – (warsoor) – Waxa Magaalda Borama Ee xarunta G.Awdal Maanta Si Weyn Oo Balaadhan Loogu Soo dhawayey Wafti Balaadhan Oo uu Hogaaminayo. Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Isla Markaana ay Wehelinayeen Hogaamiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, Xoghaya Guud Ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade Iyo Masuuliyiin Tiro Badan Oo Ka Mida Xisbiga Waddani.

Waftiga Uu Hogaaminayo Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi ayaa Intii ay gaadhin Borama waxa soo dhaweyno maamuus iyo milgo leh loogu samayey dila iyo borama inta uu dhaxaysa oo ay ku sugnaayeen kumanaan tageerayaal iyo gadiid markaasi iskugu soo baxay soo dhaweynta waftigaasi.

Soo dhaweynta Maanta loo samayey waftigan uu hogaaminayo Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi ayaa noqonaysa soo dhaweyntii ugu balaadhnayd ee sanadihii ugu danbeyey gobolka awdal ka dhacda iyada oo soo dhaweyntani ay saaka guud ahaanba gilgishay deegaanada galbeedka Somaliland.

Halkan ka daawo warka soo dhawaynta musharax Maxamed Cali:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.