Shirkadda Telesom oo noqotay shirkaddii u horraysay Somaliland oo yeelata nidaamka Cinwaanada (Addressing System). Waxaana la guddoonsiiyay Shahaadada Diiwaangelinta Cinwaanka Hantida (Certificate of Property Address Registration).
This post is also available in:
Somali