Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Dib u dajinta Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay safiirka Holland u fadhiya dalka Kenya, waxaanay ka wadda hadleen sidii dadka xaqootiga ah ee dalka ku soo laabanya loogu samayn lahaa dib u dajin.
Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA:
This post is also available in:
Somali