Culimo ka tirsan Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo Wacdi U jeediyey Shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda Soamliland

Hargeysa – (warsoor) – Culimo ka tirsan wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa maanta shaqaalaha wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka u jeediyey wacdi diiniya, waxaana kala qayb-galay madaxda wasaaradda qaar ka mid ah.

Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi ayaa soo dhaweeyey culimadan ka socotay wasaaradda diinta iyo awqaafta, waxaanay uga mahadnaqeen wacdigan diiniga ah ee ay soo jeediyey.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.