Raiisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo magacaabay golahiisa wasiirada cusub

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee xukuumaddiisa, ee muddada laga sugayey.

Liiska wasiirada ayaa waxaa ku jira xubno cusub, halka qaar ka mid ah wasiiradii hore ee xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre dib loo soo celiyey, waxaana meesha ka baxay wasiir miisaan culus ku lahaa xukuumaddii hore

Magacyada Wasiirada

1  – Mandi Maxamed Guuleed (Khadar), Ra’iisul Wasaare Ku -Xigeen
2  – Cabdulkadir Mohamed Nur (Jaamac), Wasaarrada Cadaaladda
3  – Cumar Cali Rooble, Wasaarrada Arimaha Diinta iyo Owqaafta
4  – Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasaarrada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka
5  – Gen. Mukhtar Xusseen Afrax, Wasaarrada arrimaha gudaha, federaalka iyo Dib -u heshiisiinta
6  – C/Raxmaan Ducaale Bayle, Wassaaradda Maaliyada
7  – Xassan Xusseen Xaaji, Wasaarrada Gaashaandhigga
8  – Xassan Xundubey Jimcale, Wasaarrada Amniga Guddaha
9   – Axmed Ciise Cawad Wasaarrada Arrimaha Dib iyo Iskaashiga Caalamiga ah
10  – Cabdullahi Abuukar Xaaji, Wasaarrada Waxbarshada iyo Taclinta Sare
11  – Maryan Aweys Jaamac, Wasaarrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
12  – Jamaal Maxamed Xassan, Wasaarrada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta
13  – Saalax Axmed Jaamac, Wasaarrada Arrimaha Dastuurka
14  – Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar), Wasaarrada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
15  – Khaliif Cabdi Cumar, Wasaarrada Ganacsiga iyo Warshadaha
16  – Saciid Xusseen Ciid, Wasaarrada Beeraha iyo Waraabka
17  – Cusman Abukar Dubbe, Wasaarrada Warfaafinta iyo Dalxiiska
18  – Cabdi Sheekh Axmed Rooble, Wasaarrada Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada
19  – Xanifa Mohamed Ibrahim, Wasaarrada Haweenka iyo Xuquuqul -insaanka
20  – Cabdullaahi Bidhaan Warsame, Wasaarrada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
21  – Cabdirashiid Maxamed Axmed, Wasaarrada Batroolka iyo Macdanta
22  –  Xusseen Maxamud Sheekh Xusseen (Badni), Wasaarrada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa
23  – Fowsiya Abiikar Nur, Wasaarrada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada
24  – Xassan Cabdi Nur, Wasaarrada Tamarta iyo Biyaha
25  – Duraan Axmed Faarax, Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
26  – Maxamed Adan Mocalim (Somali), Wasaarrada Hawlaha Guud, Guriyeenta iyo Dib -udhiska
27  – Xamze Saciid Xamze Wasaarrada Dhalinyarada iyo Isboortiga

Magacyada Wasiiru Dowlayaasha

1  – Xassan Macalin Khaliif, Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada
2 – Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiiru Dowlaha Ra’iisul Wasaraha
3 – Yusuf Xusseen Axmed Gamadiid, Wasiiru Dawlaha Cadalada
4 –  Maxamud Macalim Yahye, Wasiiru dawlaha Diinta iyo Awqaafta
5 –  Maxamud Xayir Ibrahim, Wasiiru Dawlaha Maaliyadda
6 –  Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maya, Wasiiru Dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha
7 –  Maxamed Cali Xagaa, Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga
8 –  Adan Abdinasir Maxamed, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Gudaha
9 –  Shukri Maxamud Afrah, Wasiiru Dawlaha Tamarta iyo Biyaha
10 –  C/llahi Bile Nuur, Wasiiru dawlaha Boostada iyo Isgaarsiinta
11 –  C/raxman Kulmiye Xirsi, Wasiiru dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
12 –  C/raxman Maxamed Jaabiri, Wasiiru dawlaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
13 –  Farxan Ali Axmedl Wasiiru Dowlaha Amniga Guddaha
14 –  Abdalla Xaaji Alil Wasiiru dawlaha Qorsheynta
15 –  Maxamed Xaaji Ibrahim Calil Wasiiru dawlaha Dhalinyarada iyo Isboortiga
16 –  Balal Maxamed Osmanl Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda
17 –  Cabdi Axmed Qasiml Wasiiru Dawlaha Shaqada iyo Arrimalia Bulshada

Magacyada wasiir ku-xigeenada

1 –  Cabdicasiis Maxamed Maxamud (Qambe), Wasaarrada Caddaaladda
2 –  Maxamed Sheekh Adan Hurale, Wasaarrada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
3 –  Isaaq Maxamed Maxamuud (Abow), Wassaarad Arimaha Gudaha iyo Federalka
4 –  Fahmo Axmed Nur, Wasaarrada Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaha
5 –  Sahra Haji Husseen Ali, Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
6 –  Axmed Xusseen Macalim (Gurey), Wasaarrada Caafimaadka
7 –  C/llahi Sheekh Cali “Qaloocow”, Wasaarrada Maaliyada
8 –  Cabdiraxman Yusuf Alcadaala, Wasaarrada Warfaafinta iyo Dalxiiska
9 –  Abdifatax Qasim Maxamud, Wasaarrada Gaashaandhigga
10 –  Abdirisaq Dahir Mohamoud, Wasaarrada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa
11 –  Nuuriya Adan Ciise, Wasaarrada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
12 –  Cabdirashiid Maxamud Xasan, Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
13 –  Xiis Xassan Adan, Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha
14 –  Dahir Cabdi Cabdullahi (Dr Go,) Wasaarrada Tamarta iyo Biyaha
15 –  Xirsi Aadan Rooble, Wasaarrada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
16 –  Cadil Sheegow Sagaar, Wasaaradda Amniga Guddaha
17 –  C/raxman Iidaan Yoonis, Wasaarrada Boostada iyo Isgaarsiinta
18 –  Xaamud Cali Xasan, Wasaarrada Beeraha
19 –  Axmed Cumar Islow, Wasaarrada Dhalinyarada iyo Isboortiga
20 –  Lutfi Sharif Maxamed Cumar, Wasaarada Arrimaha Dastuur
21 –  Cabdinasir Xusseen Geedi, Wasaarrada Hawlaha Guud iyo Dib u Dhiska
22 –  Maxamud Abdullahi Siraji, Wasaarrada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
23 –  C/llahi Cumar Abshirow, Wasaarrada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
24 –  Cali Mohamed Sheikh (Bagadi), Wasaarrada Ganacsiga
25 –  Amiin Ahmed Sheikh, Wasaarrada Macdanta iyo Badroolka
26 –  Mahad Mohamed Xassan, Wasaarrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda