Qaabki Musharax Ciro Loogu Soo Dhaweeyey Gabilay

Gebiley –  (warsoor) – Shacab Weynaha ku nool magaalada Gabilay ee gobalka Gabilay ayaa waxaa ay maanta soo dhaweyn balaadhan ku qaabileen waftigii balaadhan ee uu hogaaminaayey Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro .
Waftigan uu hogaaminaayey musharax Cabdiraxmaan Ciro hogaaminaayey oo maalmihi ugu danbeeyey saldhigiisu ahaa magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal kuwaas oo saaka safar kaga soo jarmaadey.
Halkan ka daawo warankan oo aan ka soo xiganay sahamiye tube:
https://www.youtube.com/watch?v=5NWeypb_G3M&t=2s

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.