Sheekh – (warsoor) – Xaflad Balaadhan oo Loo Qabtay Tagerasha Gudoomiyiihi hore ee Degmada Sheikh oo dhawaan ka digo rogtay XIsbiga Mucaradka ah ee Wadani ayaa waxaa Halkaasi Weedho Kulkulul kasoo Jeediyey Gudomiyaha Gobolka Togdheer oo Munasibadaasi ka qayb galay.
Halkan ka daawo warankan oo aan ka soo xiganay Sahamiye tube:
This post is also available in:
Somali