Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay xarunta Jigjiga ee deegaanka Soomaalida Itoobiya

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu gogaaminaayo ayaa  u ambabaxay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,.

safar-madaxweynaha_soomaaliyaBooqashada ay wafdiga Madaxweynaha ku tagayaan magaalada Jigjiga ayaa ah tii ugu horeysay, waxaana la filayaa in ay halkaasi wadahadal kula yeeshaan madaxda dowlad deegaankaasi.

Wafdiga uu hogaaminaayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa garoonka diyaaradaha ku sii sagootiyay madax ka tirsan labada gole ee dowladda federaalka ah.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa horay u tagay magaalada  Jigjiga, sidoo kale waxaa tagay qaar ka mid ah Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya ka jira.

Xigasho: sonna

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.