Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Wakiilka Turkiga u Fadhiya Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Turkiga u fadhiya Somaliland iyo ku-xigeenkiisa waxanay ka wadda hadleen sidii dawladda Turkigu ay gacan uga gaysan lahayd abaaraha dalka ka jira.

Kulankan waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Macdanta, Wasiiru Dawladaha Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan madaxtooyadda.

Madaxweynaha Somaliland ayaa kala hadlay Wakiilka Turkiga xaaladda abaaraha ee dalka ka jirta, iyo kaalinta looga baahan yahay inuu Turkigu ka qaado abaaraha baahsan ee dadka Somaliland ka soo gaadhay abaartii dabada dheeraatay oo bulshadda badani ku wayday xoolahoodii.

Halkan ka daawo shir jaraa’id oo uu afhayeenka madaxtooyaddu qabtay, ka dib markii shirku soo dhamaaday:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.