WADDANI oo Xilal u Magacaabay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xisbigaas

Hargeysa – (warsoor) – Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa mas’uuliyiin cusub u magacaabay xilalka guddoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI ee gobalka Maroodi-jeex iyo weli ba sida oo kale guddoomiyaha degmada Axmed Dhagax, waxaana ay go’aamiyeen in laga bilaabo maanta ay guddoomiye ku xigeenka gobalka Maroodi-jeex ee Xisbiga WADDANI ay u magacaabaan Maxamed Cabdullaahi Cismaan halka guddoomiyaha degmada Axmed Dhagax na loo magacaabay Xuseen Faarax Odowaa.

Xilalkan uu Xisbiga WADDANI u magacaabay mas’uuliyiinta, ayaa dhawaan mas’uuliyiin hore u hayey uu xisbigaasi ka caydhiyey xilalkaasi iyaga oo hore na u baahiyey digniino la xidhiidha gefaf ay ku sameeyeen shuruucda u taala Xisbiga WADDANI.

Halkan hoose ka akhri xubnaha la magacaabay:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.