Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ahna ku simaha madaxweynaha ayaa maanta shaqaddii ka joojiyey Guddoomiyhii Gobolka Awdal, sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday madaxtooyadda.
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici ayaa ku sababeeyey shaqo joojinta badhasaabka gobolka Awdal Mustafe Shiine mid ka soo bixi waayey shaqadii loo igmaday sidoo kalena inuu garab maray siyaasaddii xukuumadda.
Halkan ka akhriso wareegtadda shaqadda laga joojiyey Guddoomiye Shiine:
Warqadda Shaqo ka joojinta Guddoomiyaha Gobolka Awdal__28.08.2017 (1)
This post is also available in:
Somali