Madaxweyne Farmaajo oo Shaaciyey waxa ugu muhiimsan ee ay DF Xooga saari doonto seddexda bil ee soo socoto

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilahi Farmaajo oo ka hadlayey banaan bax balaaran oo shalay lagu qabtay garoonka Kubadda cagta Banaadir isla markaana lagu taageerayey howlgalka Xasilinta Caasimadda ayaa sheegay Arinka ay DF xooga saari doonto Seddexda Bil ee soo socoto.

Mudane Farmaajo ayaa sheegay in ay uu mudnaanta Kowaad siin doono isla markaana si adag uga shaqeyn doonaan Seddexda Bil ee soo socoto sidii ay bulshadda Soomaaliyeed u heli lahaayeen Cadaalad ay kuwada Qanacsan yihiin.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale fariin adag u diray garsoorayaasha maxkamadaha asaga oo ku adkeyey in ay cadaaladda ka shaqeeyaan , qofkii cadaaladda dhinac marana waxa uu sheegay in uusan dowladda iyo shacabka toona Matalin isla markaana uu mudan doono in la  ciqaab.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa baahi weyn u qabo in ay helaan Cadaalad loo siman yahay oo aan kala saareyn bulshadda qeybaheeda kala duwan.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.