Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Xaflada Furitaanka Dekadda cusub ee Wadanka Jabuuti

Jabuuti – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo maalintii labaad ku sugan Wadanka Jabuuti oo uu booqasho rasmi ah ku joogyo ayaa maanta ka qeyb galay Dhagax dhiga dekad cusub oo ay yeelaneyso Dowladda Jabuuti.

Madaxweyanaha ayaa sidoo kale kulamo la yeeshay Madax sare ee Wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti , kulamadaas oo looga hadlayey iskaashiga labada Wadan iyo adkeynta Xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya Jabuuti iyo Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa la filayaa markii ay xafladda furitaanka Dekadda cusub ee Jabuuti dhamaato in asaga iyo wafdiga uu hogaaminaayo ay dalka dib ugu soo laabtaan.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.