Madaxweynaha JFS oo warqadaha Aqoonsiga Danjirinimo ka guddoomay safiirka dowladda Ethiopia ee Soomaaliya

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweyaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjirinimo ka guddoomay Safiirka Cusubee Dowladda Itoobiya usoo magacaabatay Soomaliya.

Mudane Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa jamaamulidiin Mustafa Cumar waxa uu ka gudoomay warqadihiisa Aqoonsiga danjire Jamaamuludiin Mustafa Cumar kadib markii ay dowalda Itoobiya ay dhawaan usoo magcaawaday in uu noqdo Safiirka ku matala soomaaliya.

Dowlaadda itoobiya ayaa ka mid ah dalalka dariska la ah soomaaliya gaar ahaan kuwa ay ciidamadu nabad ilaalinta ka jogaan Soomaaliya.

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa horay u qaabilay danjirayaal cusub oo qaarkood loo soo magacaabay soomaaliya si loo xoojiyo Xiriirada soomaaliya kala dhaxeeya caalmka.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.