Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo Booqday Jabuuti

Hargeysa-(WARSOOR)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo oo maalmo kooban qaadan doona ugu baxay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Waxaana Madaxweynaha Safarka ku wehelinaaya Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Ciise Maxamuud Keyd iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi.

#

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap