Madashii Komishanka Doorashooyinku kaga dhawaaqeen natiijada doorashada ee uu ku guulaystay Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa โ€“ (warsoor) – Madashii Komishanku Doorashooyinku kaga dhawaaqeen natiijada codbixintii Doorashada Madaxtooyada Somaliland ee uu ku guulaystay Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Cabdi oo noqday Madaxweynihii 5-aad ee Jamhuuriyadda Somaliland tan iyo markii ay madaxbannaanideeda kala soo noqotay dalkii la odhan jiray Soomaaliya.

Xafladda Komishanku kaga dhawaaqay natiijada doorashada Madaxtooyada oo ka dhacday xarunta Komishanka ee caasimadda Hargeysa gelinkii dambe ee maanta, waxa ka qaybgalay badi haldoorka dalka Somaliland oo isugu jira masuuliyiin, culimo, aqoonyahan iyo madax ka socotay xisbiyada siyaasadda.

Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Eng. Cabdiqaari Iiman ayaa sheegay inuu doorashadda ku guulaystay musharaxii xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, Muddane, Muuse Biixi Cabid uu helay 55.19% taasi oo u dhiganta 305,900 cod, Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa helay 40.73% oo u dhiganta 226,092, ugu dambayn guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa helay 4.17% oo u dhiganta 23,141.

Halka ka daawo muqaalkii dhawaaqista iyo Sawariddii xafladda:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Madashii Komishanka Doorashooyinku kaga dhawaaqeen natiijada doorashada ee uu ku guulaystay Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa โ€“ (warsoor) – Madashii Komishanku Doorashooyinku kaga dhawaaqeen natiijada codbixintii Doorashada Madaxtooyada Somaliland ee uu ku guulaystay Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Cabdi oo noqday Madaxweynihii 5-aad ee Jamhuuriyadda Somaliland tan iyo markii ay madaxbannaanideeda kala soo noqotay dalkii la odhan jiray Soomaaliya.

Xafladda Komishanku kaga dhawaaqay natiijada doorashada Madaxtooyada oo ka dhacday xarunta Komishanka ee caasimadda Hargeysa gelinkii dambe ee maanta, waxa ka qaybgalay badi haldoorka dalka Somaliland oo isugu jira masuuliyiin, culimo, aqoonyahan iyo madax ka socotay xisbiyada siyaasadda.

Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Eng. Cabdiqaari Iiman ayaa sheegay inuuย  doorashadda ku guulaystay musharaxii xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, Muddane, Muuse Biixi Cabid uu helay 55.19% taasi oo u dhiganta 305,900 cod, Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa helay 40.73% oo u dhiganta 226,092, ugu dambayn guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa helay 4.17% oo u dhiganta 23,141.