Kulan Diimeed Dhex Maray Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta

Hargeysa – (warsoor) – Wacdiga diiniga ah ee Bisha barakaysan ee Rabadaan oo ah Wacdi Madaxwaynaha JSl Degreeto ku soo saaray in diinta lagu baarujiyo shaqaalaha Dawladda Bisha barakaysan ee Rabadaan ayaa waxa uu ka qabsoomay Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta JSL.

Halkan ka daawo warkan:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap