Kiisas cusub oo maanta laga Helay Somaliland Covid19

Hargeysa – (WARSOOR) – Waxaa goor dhaweyn lagu dhawaaqay 11 qof oo cusub oo laga helay xanuunka Covid19, waxaa sidoo kale la xaqiijiyey dhimashada 1 qof oo ka mid ahaa 11 qof ee laga helay xanuunka maanta.

Tiraddan ayaa ka dhigeysa inuu hayo xanuunku 34 qof guud ahaan Somaliland.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka: